Caruur Turki ah oo si qiireysan u qaadaya heesta calanka Somalida ee Somaliyey toosoo+MUUQAAL
Muqdisho 24 Dec 2014–Gabdho caruura oo Turki ah oo Muqdisho hadda ku sugan oo si qiiro leh u qaadaya heesta Somaliyeed toosoo. Gabdhahan caruurta ah ayaa waxa la kulantey saxafiyada reer Kanada ee Somaliyeed.