Hargeysa–Muuse Biixi ayaa ku dul calaacalay C/raxmaan Ciro sheegayna in caruurtiisu joogto Finland kuwiisuna joogaan Hargeysa. Caruurta ha iga qixin iyo C/raxmaan Ciro oo ku jawaabay in labadooduba ay hadda qaateen koorsada nabada Muuse Biixina lagu dagalo badan hadase nabada qaatay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM