Sawirada Qaar Ee Laga Soo Qaaday Dalka Yeman Ayaa Argagax Gelinaya Dunida Kadib Macluul Daran Oo Soo Food Saaray Carruurtaasi. Ilaa iyo intii uu weerar ku qaaday Yaman gacan ku dhiiglaha sheegta boqorka Sucuudiga ee Salmaan.
Magaalooyinka waaweyn ee Yaman sida Cadan iyo Ticis iyo magaalooyinka kale ayaa caruurtu gaajo u dhimanaysaa iyadoo gacan ku dhiigle Salmaan uu weeraray meelkasta oo wax soo saar lahayd.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS