Wariye hore oo ka tirsanaa idaacadii qaranka hadana ah waxgaradka Buuhoodle ayaa ka hadlay xiisad ka aloosan Horufadhi iyo heshiisyo hal dhinac ahaa oo wali taagan. Wuxuu yiri caruurtii waalidiintood lagu xasuuqey Kalshaale ayaa hadda lix Jira oo qoriga in ay qaataan u diyaara.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM