X

Caruurtiina hadaad uga shikidaan argagixisada nala soo xiriira

Gudoomiyaha gobolka Mudug ee qaybta horjooge Siciid Deni ayaa u sheegay waalidiinta iany toos ula soo xiriiraan si loo badbaadiyo. Dhiigmiiratada shabaab aya la ogyahay inay adeegsato caruur aan caqli ku filan si ay u fushadaan xasuuqooda.


Argagixisada ayaa gaaleeya Muslimiinta kadibna xalaashada dhiiga Muslimiinta. ”Waan baaraynaa si ilmahaas looga badbaadiyo dhiigmiiratada oo ayna u adeegsan ayuu yiri Axmed Muuse (Sanyare).


Sanyare ayaa shegay in la qabtey kooxdii dilka u gaysatey gaashaanle sare Cumar Maxamed Samatar oo lagu dilay Gaalkacyo kana mid ahaa waaxda baarista ee gobolka.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.