X

Caruusad aan rabin in laga qurxoonaado arooskeeda oo walaalaheed u qayishey

Caruusad aan rabin in laga qurxoonaado arooskeeda oo walaalaheed u qayishey ama ku khiyaamaysay sharoobooyin laysku naaxiyo ama keena cayil saaida. Naagtan ayaa u dhalatey dalkaasi Ustaraaliya.


Haweenay weliba waxay jeceshahay inay habeenka arooskeeda ay aduunka ugu qurux badnaato, Penny oo magaceeda ah waxay iyadu qadey talaabo taas ka duwan.

Walaalaheed oo maxiisado u noqon lahaa ayay ku khiyaantey inay cabaan sharoobo ay ugu sheegtay in lagu catoobo laakiin runtu tahay in lagu naaxayo.


Waxa dhacdey in cayil fuuley oo dharkii habeenkaas loogu talogalay u geli waayo lagana bedelo oo deg deg loogu raadiyo dhar kake oo aan qurxooneyn.

Waxa weliba taas u dheer in dharkaas lagu bedelay ay ahaayeen kuwa huruuda oo jirkoodu ku soo baxayn, kana dhigaya qaab daran.

Walaaladey midna aan ka weynahay midna iga yar tahay labadoodaba waa iga qurxoonaayeen laakiin iyagu ma haysan rag guursada. Inkastoo xaga soo jiidashada aanan u gaarayn.


Tan iga yar waa farxaan raguna waa jecelyihiin laakiin waxay tiraa ma haysto nin in jecel. Halka mida iga weyn ay tahay mid masayr badan kana xun in aan horteed guursaday.

”Kaliya ma rabin in layga qurxoonaado habeenkaas oo aniha kaliya la i fiiriyo ayaa laga soo xigtey. Waxase cajiiba arooska ka dib inay dalbadeen inaan sharaabkii macaanaa sameeyo laakiin waxaan ku iri hadda waa la joojiyay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.