Carwo ganacsi oo intooda badan laga leeyahay Hargeysa oo laga furay Boorama+MUUQAAL
Boorama-Araabinews–Carwo ganacsi oo inteeda badan laga leeyahay Hargeysa oo laga furay Boorama iyo qaar ka tirsan wasiirada Siilaanyo ee gobolada Awdal iyo madax jufeedyo ayaa iyaguna ka hadlay.