X

Casho sharaf loo sameeyay madaxweyne Farmaajo iyo waftigiisa ku sugan Kiiniya: SAWIRO

Casho sharaf loo sameeyay madaxweyne Farmaajo iyo waftigiisa ku sugan Kiiniya ayaa u dhacdey si aan hore loo arag. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kiiniyatta ayaa caawa casho sharaf ballaaran Madaxtooyada Kiiniya ugu sameeyay wafdiga madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii la socday.

Casho sharafta ayaa waxaa ka muuqday farxad iyo kaftan labada hogaamiye ay is weydaarsanayeen, waxaana ku sugnaa madax iyo xildhibaano fara badan oo lagu casuumay.



Kooxaha Fanka ayaa ku soo bandhigay heesho iyo ciyaaro hidaha dahaqanka Kiiniya, waxaana madaxweynaha Soomaaliya booqashado saddex maalmood ah ku joogaa dalka Kiiniya.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.