X

Cashuurtu waxay ka mid tahay adeegyada dadka loogu adeego iyo sawiro laga naxay oo laga soo qaaday Muqdisho

Cashuurta laga ururiyo dadka Muqdisho qaarkood ayaan si kale lagu ururin ilaa dagaal lagu kala baxo iyo garaacid sida aad ka arkaysaab sawirada hoose halkaas oo qaybta cashuuraha maalinlaha ay gacan ula tageen dirawal diidey in uu bixiyo cashuurta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.