Cawil Cali Ducaale oo safiir Somaliya uga soo ahaa Kiiniya xilligi dawladii dhexe ayaa ka sheekeeyay sheeko uu madaxweynihii hore ee Jabuuti Xasan Guuleed Abtidoon uga sheekeeyay kana dhigey gooni gooste weyn oo aan rabin in Somalidu hal dawlad yeelato.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM