Muqdisho–Madaxweynaha Khaatumo State Prof Galaydh oo dagaalka kaga jira Muqdisho ayaa sheegay in ay qalad tahay in SNM xulato cida ka imanaysa dawlada Somaliya. ”Anagaa dooranayna cida ka imanaysa matalaysana dawlada Somaliya waa qalad aan la aqbali karayn.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS