Ciidanka Khaatumo ayaa soo bandhigey cudud milatari iyadoo kuwa Somaliland la sheegay in ay soo dhawaadeen. Ciidanka Somaliland oo ay wataan maleeshiyo deegaanka u badan oo uu horkacayo Xaglatoosiye ayaa raba in uu khalkhal ka rido Buuhoodle.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS