Saaxdheer–Maleeshiyo taabacsan maamulka Hargeysa ayaa weerar ku ah Saaxdheer halkaasi oo la filayo in madaxweynaha Khaatuom ku soo wajahan yahay isniinta. Prof Cali Khaliif iyo xildhibaano ayaa wali ku sugan Muqdisho. Maleeshiyadan ayay is horfadhiyaan ku maamulka Khaatumo inkastoo doorkan lagu qarqiyay lacag.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS