X

Ciid ayaa naloo qaybiyay sawirana laga qaaday: maxaad ka ogtahay barakacayaal la dulmey+MUUQAAL

Warbixin aad ka naxayso oo laga diyaariyay barakacayaasha ku nool gobolka Bari ayaa dadku tirsanayaan dulmi joogto iyagoo ku nool xooshash aan roob iyo dhaxan midna celinayn. Waxa naloo qaynbiyay ciid kadibna sawiro ayaa laga qaaday si loogu diro kuwii soo dhiibey deeqda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.