X

Ciidamada amniga ee Nabad ku afur oo soo bandhigey sida ay uga hawlgalaan Muqdisho+MUUQAAL

Bisha barakaysan ee Ramadaan waa bil cibaado waxase caado u ah argagixisada shabaab in ay kordhiyaan dhalinta ay lacagaha siiso ee ay beenta ugu sheegto in ay jano galayaan. Ciidanka nabad ku afur ayaa soo bandhigey sida ay shaqeeyaan iyadoo ay jirto huur aad u kulul.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.