Beledweyne–Ciidamada xooga dalka Somaliyeed ee gobolka Hiiraan ayaa soo bandhigey maydad argagixisada shabaab ka tirsan iyo dhaawac kadib markii shabaab weerar ku soo qaadeen bar ciidamadu ku lahaayeen agagaarka Beledweyne.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS