X

Ciidamada dawlada iyo urur diimeed markale isku farasaaray degmada Guriceel ee gobolka Galguduud

Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ayaa sheegaya in ciidamada dawlada iyo ciidan ka tirsan ALSufa oo ah urur diimeed cusub uu dagaal xoogani ku dhexmarayo degmadaas.

Khasaaraha dagaalkan soo noqnoqdey ayaan la hayn ilaa hadda mase markii koowaad ee urur diimeedkaas iyo ciidamada dawladu is farasaaran.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.