War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidanka Faransiisku galeen guryo ku yaal Woqooyiga Baariis halkaas oo ay heleen guryo argagixisadu isku qarinayaan. Weerar lagu qaaday ayaa hadda socda waxana wakaalada wararka ee Faransiisku sheegaysaa in goobta laga helay qoryo sharci daro ah.
Faransiiska ayaa weerar kale ku qaaday xarunta argagixisada ee Raqqa halkaas oo aan la sheegin in dileen argagixiso. Yurub ayaa sidoo kale joojisey qaabilaada qoxootiga Siiriya oo la sheegay in la helay baasaboor Siiriyana.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM