Beledweyne–Ciidamada Jabuuti ee nabad dhalinta u jooga gobolka Hiiraan ayaa ka qaybqaatay mashruuc biyo xidheena oo daadka wabiga Shabeele looga weecinayo dadka magaalada. Wabiga shabeele ayaa ka mida labada wabi ee soo gala Somaliya inkastoo biyaha badankiisa dadku ka gaajaysan yihiin iyadoo aanay jirin maalgelin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Â