X

Ciidamada Jabuuti oo la kala dhex dhigey laba beelood oo ku dagaalamay magaalada Beledweyne

Beledweyne-Araabinews–Ciidamada Jabuuti iyo kuwa Itoobiya ayaa la lakala dhex dhigey labada beeleed ee Hawiye iyo Dir oo dagaal ku dhexmaray magaalada.
Taliyaasha ciidamada AMISOM ayaa waxa ay kulamo la yeesheen waxgaradka iyo duqeyda dhaqanka labada beelood iyagoo ka codsaday in dagaalka la joojiyo isla markaana wax walba wadahadal lagu dhameeyo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.