Ciidamada nabadsugida Somaliya ayaa hawlgal ay ka sameeyeen inta u dhaxaysa Afgooye iyo Muqdisho ku burburiyay dhul duura fadhiisimo ay argagixisadu shaaha iyo hubka ku diyaarsan jireen. Argagixisada ayaa la helay calankoodii madoobaa iyo dab ay shiteen oo laakiin bakhtiisnaa xilligaa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM