Ciidamada dalkaasi Siiriya ayaa ku siqaya xarunta ugu weyn argagixisada caalamka ee Daacish xaruntooda Raqa. Ciidanka oo ku socda laamiga dheer ee saxaraha ah ayaa gebi ahaanba waayay argagixisada, iyagoo u daba gurtey in ay dhufeys ka dhigtaan guryaha MUslimiinta ay ka qixiyeen ee hadda ku dhimanaya xeryaha qoxootiga Turkiga.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS