X

Ciidamada xooga dalka oo deegaano horleh ka xoreeyay argagixisada: SAWIRO

Ciidamada xooga dalka ayaa deegaano horleh ka xoreeyay argagixisada shabaab oo ka mida gobolka Shabeelaha hoose halkaas oo dadku noolaayeen nolol naxdin u taagan iyo diinta oo ay ka beensheegaan.

Weerarka ayaa ka billowday meel u dhaxeysa Xaafadda Buulo Fooliyo ee Degmada Afgooye iyo degaanka Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellaha hoose.

Argagixisada oo sirdoon ku dhexleh isla ciidanka weerarka ku ah oo goor hore ka caraabay magaalooyinkaas. Waxana qorshuhu yahay in la baacsado ilaa laga sifeeyo argagixisada.

Ciidamada dowlada ayaa hore uga baxay deegaanadan at dib u xoreynayaan taas oo niyad ku keentay ciidanka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.