X

Ciidamadii lagu xoojiyay xad beeneedka Kiiniya oo hub loo qaybiyay iyo masuuliyiin

Ciidamadii cusbaa ee lagu xoojiyay xad beeneedka Kiiniya ayaa loo qaybiyay hub khafiifa oo ah hubka KELIYA ee hadda kooxda qaramada midoobey u ogoshahay dalka. Ciidankan ayaa Isniintii lagu xooiyay xad beeneedka. Waxa booqday ciidankaas masuuliyiin ka tirsan gobolka Gedo.


Direyska ciidamadan ayuu ka duwan yahay direyskoodu kuwa kale ayagoo ku lebisan dhar cagaaran lana sheegayo in Eritariya lagu soo tababatay. Si kastaba ha ahaatee wa ciidan qaran loogu talogalay difaaca dalka.

Hubka cusub oo isugu jira qoryaha AK-47, BKM iyo Garneylo ayaa loo qeybiyey ciidamadan, waxaana la geeyay xuduudka Soomaaliya iyo Kiiniya ee Beledxaawo oo ay ka howlgeli doonaan.


C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.