Awdal–Kacdoonka reer Adal ee gurguuradka ah ayaa waxa ku soo biiray ciidan aad u farabadan oo isaga yimi maamulka beesha dhexe ee ayna iyagu lahayn. Kacdoonka reer Adal ayaa ah mid curdin ah oo ku jira ishabayn iyo sidii ay reer Adal oo mida ay ku soo ceshan lahaayeen maamul iyagu leeyihiin sida maamulada kale ee jira.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS