X

Ciidan Amisom ah hala geeyo Awdal waxa dhacaya waa jufo awood is bidaysa: dood Universaltv+MAQAL

Universaltv ayaa dood u soo bandhigtey ay kaga hadlayso xaalada ka taagan Awdal halkaas oo Siilaanyo iyo Xirsi Tooriile ay geeyeen ciidan xoogan oo ay dadka ku cabsi galinayso kadib markii Suldaan Wabar ku dhawaaqay in wixii la isku odhan jirey Somaliland uu burburey ”ciidan Amisom ah hala geeyo Awdal waa fikirka mid ka mida dadkii ka qaybqaatay.

 

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.