X

Ciidan dheeraada oo booliis ah oo la keenay gobolka Awdal iyo dardaaran la siiyay

Ciidan dheeraada oo booliis ah ayaa la keenay gobolka Awdal iyadoo dardaaran la siiyay xilli laga baqayo in Muuse Biixi ku shubto doorashada aan la fileryn inuu u soo dhawaado guusha.



Xisbiga Wadani ayaa la filayaa inuu doorashadan ku guuleysto waxayna noqonaysaa waxaan dhacayn in Muuse Biixi cod kale in dhaafsan hareeraha Hargeysa iyo gobolada kale oo aan badneyn.



 

Maxamed yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.