Ciidan laga saaray Muqdisho oo dadka ku noolaa ayaa khalkhal geliyay Shabeelaha hoose. Ciidanka oo qasi jirey amniga magaalada Muqdisho una badnaa askar intooda badan hal jufo ah ayaa arbush kale bilaabey.
Hoos ka dhegeyso
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS