X

Ciidan Soomaali ah oo la kala baxay ciyaar cajiiba

Ciidan Soomaali ah oo aad u tababaran ayaa la kala baxay ciyaar cajiiba magaalada Muqdisho xarun ka mida xarumaha ciidamada. Tayada ciidanka oo ilaa hadda u dhisan qaab beeleed ayaa soo fiicnaanaysa.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=2nLXsx1HqRk[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 


admin:

This website uses cookies.