MuqdishoâCiidanka amniga Muqdisho ayaa iska baadhay guryo ku yaala xaafada Hodan oo argagixisada shabaab hub ku qarsato iyagoo dhawaan dhaawac u gaystay wariye u duuba idaacada qaranka oo lagu magacaabo Farxaan Maaskaro. Waxay ku guulaysteen in ay gacanta ku dhigeen xagjir.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM