Ciidanka amniga ee magaalada Muqdisho ayaa hore ka diley argagixis galaaftey nolosha laba qof oo isku dayaayay inuu goobta ka baxsado sida caadiga ah. Dhiigmiiradkan nolosha Ka dhacay ayaadadlu Ka yaabeen qaylada Ka baxaysay markii rasaastu hsleeshay.
Shalay ayay ahayd markii ciidanka amniga ay gacanta ku dhigeen Laba argagixis oo Dil Ka gaystey magaalada Muqdisho. Labada dhiigmiirad ayaa mid ka mida waxa Ka baxaayay cabaad markii gacanta lagu hubsaday. (sawirka was argagixis oynaya)
Dadkii ka ag dhawaa goobta ay Ku dileen muwaadiniita ayaa Ku farxay sida degdega ah ee looga jawaabey ee abaalkooda loo mariyay.
Halkaas waxa kaaga cad in ciidanka amniga Muqdisho ay hadda joogan isgoys kasta taasina ay u saamaxayso inay hore Ka dilaan argagixiska xasuuqa dadkeena ayuu yiri Cali Calasow. Inta ay qaybtaan ayaa Ka badan inta Ka fakata ee xasuuq gaysta ayuu raaciyay Cali.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS