X

Ciidanka amniga oo soo afjaray xasuuqii argagixisada shabaab ka gaysatay maqaaxi ku taal Muqdisho

Ciidanka amniga ayaa soo afjaray xasuuqii argagixisada shabaab ka gaysatay maqaaxi ku taal Muqdisho. Weerarka oo gaadmo ahaa sida lagu yaqaan argagixisada ayay ku galeen maqaaxida ayagoo isqarxiyay.

Ciidanka amniga ayaa kula dagaalamayay argagixisada gudaha. Argagixisada ayaa weerarka bilowdey xilli dadku u fadhiisteen afturka ileyn mana afuraan mana tukadaane.


Dhimashada ayaa lagu sheegay 25 u badan dadkii goobta u fadhiyay afurka oo ay ku jiraan cidkasta. Nin u hadlay dhiigmiiratada Sucuudigu biilo ayaa yiri Allahu Akkbar waxaan dilney tobaneeyo.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.