Ciidanka loo tababaray argagixisada ayaa u daatey guri u degan yahay taliye hore oo qaybood halkaasna ka sameeyay falfoolxun oo ay ku jirto in ay qaataan telefoonka gacanta ee xaaskiisa. Xaaskiisa oo hadashay ayaa u sheegtay saxaafada in ayna garanayn waxa dhibkan loogu gaystey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS