X

Ciidanka asluubta Muqdisho oo helay qalab ay hawshooda ku gutaan: SAWIRO

Ciidanka asluubta Muqdisho ayaa helay qalab at hawshooda ku gutaan. Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cusmaan oo ay barbar socdeen saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa kormeer waxay ku tageen Warshadda soo saarta qalab xafiiseedka iyo dharka Maxaabiista iyo Dugsiga ay wax ku bartaan Maxaabiista.



Ujeedka kormeerkaan ayaa ahaa mid uu Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cusmaan ugu kuur geliyay xaalada maxaabista wax ku barta Xabsiga dhexe iyo baahiyaha gaarka ah ay qabaan.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.