Kudha–Ciidanka Axmed Madoobe ee Jubba ayaa weerar ku ekeyay saaka jasiirada Kudha oo argagixisada shabaab u ah ahayd goob ay ku dhuuntaan kana soo abaabulaan weerarada isqarxinta. Ciidanka Axmed Madoobe iyo kooxda Shabaab ayaa wararku sheegayaan in qasaare aanan jirin oo argagixisadu goobta ka carartey.
Waa markii labaad oo ciidanka Jubba qabsadaan jasiirada oo sanadkii hore argagixisadu weerar gaadmo ku qabsadeen ku dileena askar badan oo Axmed Madoobe ah.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS