X

Ciidanka booliiska degmada Huriwaa ee Muqdisho oo soo bandhigey maydka argagixiso soo weerartay oo caruura

Ciidanka booliiska degmada Heliwaa ee Muqdisho ayaa ku guulaystey in ay dilaan argagixiso caruura oo ay soo adeegsadeen argagixisada caalamiga ah ee shabaab ee banaysatay dhiiga muslimka iyo kan bani aadamka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.