X

Ciidanka booliiska Laascaanood oo gacan ku dhiigleyaal gacanta ku dhigey

Ciidanka booliiska Laascaanood ayaa gacan ku dhiigleyaal gacanta ku dhigey. Daraad ayaa ahayd markii nin ganacsade ah oo lagu magacaabo Cabdinaasir Cumar Shaacuur lagu dhex diley magaalada.

Ciidanka booliiska oo adeegsanaya kuwa milatariga ayaa ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan labadan gacan ku dhiigle ee sida foosha xun u xasuuqey ganacsadaha.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=teyQPz-LmdM[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.