Ciidanka Ciraaq ayaa dultagey magaalo taariikhi ah o u dhow MOOSUL oo argagixisadu dhulka la sintey markey qabsadeen, Goobtan ayaa jirtey kumanaan sano oo xaaa rasuuladii soo maray ayna taabanin.
Magaalada Nimrod ayaa waxa dawlada Ciraaq ka soo gelijiray kumanaan doolar oo dalxiisa markii ay dawladii jirtey Sadam Xuseen, waxase argagixisadu luig ku yeelatay xilligii ciidanka Ciraaq u baneeyay Woqooyiga dalkaasi.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS