X

Ciidanka dawlada ee degmada Baardheere oo gacanta ku dhigey argagixiso: SAWIRO

?????????????????????????????????????????????????????????

Ciidanka dawlada ee degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa gacanta ku dhigey argagixiso xalay gelinkii dambe ku soo weerartay buundada magaalada. Argagixisadan ayaa lagu jabiyay rag noolna laga qabtey.



Cusmaan Sheekh Cabdi Qorax oo ah abaanduulaha ciidanka dawlada aaga Baardheere ee la soo weeraray ayaa saxaafada u sheegay in ay dileen 120 ka mida argagixisadii soo weerartay.

Wuxuu abaanduuluhu soo bandhigey argagixiso aan dhaawac gaarin oo nolol lagu qabtey halka kuwa kale laga qariyay saxaafada maadaama dhaawacyo qabeen.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.