X

Ciidanka dawlada ee degmada Jalalaqsi oo xirey oday dhaqameed argagixiso caleemo saaray: MAQAL

Ciidanka dawlada ee degmada Jalalaqsi ayaa xirey oday dhaqameed argagixiso u gacan galay. Odayada ayaa tuulo argagixisadu maamusho kaga qaybgalay caleemo saar xoog ahaa.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.