Ciidanka difaaca Khaatumo ayaa ku dhow in ay dhulka soo dhigaan diyarado kuwa qumaatiga u kaca ah oo macdano ka guranay deegaanka Godaale oo u dhow Xudun. Odayada deegaanka ayaa ku hanjabey in ay baacsan doonaan horgalayaasha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM