X

Ciidanka kamandoosta Faransiiska oo ku guulaystay in ay dilaan argagixisadii xasuuqday 12 qof: ARAG sida wax u dhaceen

Paris 09 Jan 2015–Ciidanka kamandoosta Faransiiska ayaa ku guulaystay inay dilan sadex ah argagixisadii xarunta wargeyska ku xasuuqay 12-ka qof inkastoo la haystayaal ay haysteen ay iyaguna dhinteen. Ciidanka kamandoosta ayaa la arkayay iyagoo si xeeladaysan u dilay dhiigmiiratada.

Argagixisada ayaa ku dhuuntey tukaan hilibka lagu iibiyo oo Yuhuudu leedahay waxayna hore u kaxaysteen dadale o aan waxba galabsan si ay gaashaan uga dhinteen.

Ciidanka kamandoosta ayaa loo jeedaa iyagoo galaya oo rasaas la dhacaya labada argagixiso ee si arxandaro ah u dilay dad warggeys ka shaqeeya.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.