X

Ciidanka Khaatumo oo ku soo laabtey Buuhoodle kadib markii la waayay ciidanka Xaglatoosiye ee Somaliland

Khaatumo ayaa muujisey cudud dagaal oo aad u xoogweyn kaasi oo ay kaga hortageen ciidan Xaglatoosiye watey oo uu rabay in uu ku soo weeraro Buuhoodle. Xaglatoosiye ayaa ku guuldaraystey in uu bulshada Buuhoodle kasbado waxa dhinaca kale uu gabay shaqadii loo igmadey ee caafimaadka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.