X

Ciidanka maamulka Khaatumo oo dagaal ku qaaday Xudun iyo wasiirka warfaafinta oo ka hadlay weerarkaas+MUUQAAL

Buhoodle-Araabinews–Ciidanka maamulka Khaatumo ayaa weerar ku ekeeyay degmada Xudun ee gobolka Sool halkaas oo ciidanka Khaatumo guul weyn ka soo hooyeen. Maamulka Khaatumo ayaa raba in uu balaadhiyo maamulkiisa iyadoo ciidamada la siiyay mishaharkooda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.