Ciidanka qaranka dalkaasi Liibiya ee uu hogaamiyo jeneraal Khaliif Xaftar ayaa ku siqaya dalkaadi Liibiya oo ay hadda hareereeyeen. Xulafada akhwaan Muslimiinta ee jooga caasimada ee Qadar iyo Turkigu taageeraan ayaa la sheegay inay itaal u waayeen difaaca hareeraha magaalada.
Jeneraal Khaliifa Xaftar ayaa ciidankiisu qabsaday madaarka caasimada dalkaasi oo aan shaqayn muddo 5 sano ah kadib markii ay ku dagaalameen labada magaalo ee Misrata iyo kuwa Zaawiya
Jeneraal Khaliifa Xaftar ayaa ka mid ahaan jirey dawladii Qadaafi ee ay rideen gaalada reer galbeedka kadibna ay dhaawaceen Qadaafi markii ay weerareen kolonyo uu la socdey, asagoo dhaawacana u gacan galay mooryaan halkaana ay jiideen meydkiisa.
Jeneraal Khaliifa ayaa awood ku yeelan doona Liibiya inkastoo ay jiri doonaan mooryaan ay taageeraan Carabta siiva Qadar iyo Sucuudiga si dagaalku u sii socdo oo Liibiya u soo noqon.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABIBEWS