X

Ciidanka Siilaanyo Ingiriisku u tababaray ee RRU oo jidh dil u gaystey shacab reer Boorama ah

Ciidanka Siilaanyo Ingiriisku u tababaray ee RRU oo jidh dil u gaystey shacab reer Boorama ah kadib markii ay guryaha ugu daateen xaafad ay degan yihiin haween kaliya. Waxa taas ka daran in dhaawacyo loo gaystey oo ay yihiin hadda dad dameer diley mana haystaan cid u hadla.

Waxa sii dheer xilliga loo soo daatey dad sooman oo ahayd habeenimo iyo hanti dad leeyihiin oo ay burburiyeen oo hadda ayna jirin cid dadkani u raacaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.