X

Ciidanka xooga dalka oo hadda baacsada argagixisada

Waxa caadi noqon jirtey in argagixisadu weerar ku qaadi jirey ciidanka u qoran dawlada ee tirada yar mudooyinkii hore haddase waxa ciidanku gaaray heer uu isagu baacsanayo dhiigmiiratada argagixisada oo umada Somaliyeed ka xasuuqay kumanaan qof.


Hoos ka daawo barnaamij ka hadlaya awooda korodhey ciidanka


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.