X

Ciidanka Xooga dalka oo weerar ay iskood qaadeen argagixisada uga xoreeyeen deegaanka Goof gaduud

Ciidanka xooga dalka ayaa iskood weerar ugu qaaday argagixisada shabaab oo hadda sugaya kaliya inla soo weeraro. Ciidanka ayaa xoreeyay deegaanka Goof Gaduud ee ka tirsan gobolka Bay halkaas oo argagixisada cagaha wax ka dayeen.

C/llaahi Warmooge

ARAANBINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.