X

Ciidanka xooga oo Marka ku soo bandhigey argagixiso: SAWIRO

Ciidanka xooga ayaa Marka ku soo bandhigey argagixiso lagu qabtey dagaal ay ku soo qaadeen sacabka magaalada. Argagixisada aya hore u joogtey qaybo ka mida magaalada.

Hawlgal ay ciidanku fuliyeen ayaa waxa guud ahaan lagu soo qabtey 32 ka mida kooxda gaalaynta Muslimiinta oo ku jirey hawlo xasuuq.


Ragga la soo qabtay ayaa waxaa ku jira Sarkaal sare oo kooxda gaalaynta ka mida una qaabilsanaa fulinta dilalka qorsheysan ee ka dhaca magaaladda Marko, kaasi oo lagu magacaabo C/casiis Jamaal, waxaana uu qirtay inuu ka dambeeyey dilal badan oo loo geystay dad shacab ah oo aan waxba galabsan.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.