Ciidanka xooga dalka ee daacada ah qaybta Beledweyne ayaa ku guulaystey in ay toogtaan argagixiso miino aasayay ayagoo dhinaca kale qabtey hub argagixisadu ku qarinaysay guri ku yaala magaalada.
Qoryaha laga soo qabtey guriigaas ayaa waxa ku jira qoriga caanka ah ee AK47 iyo moobilada lagu xasuuqo dadka ee lagu qarxiyo miinooyinka argagixisadu aasaan.
Beledweyne ayaa ka mida magaaliiyinkii ugu horeeyay ee argagixisadu ku xasuuqdey masuuliyiin iyo Somali farabadan sanadihii ugu horeeyay ee xasuuqyadu ay bilaabeen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS